Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
In this podcast, we'll dive deep into the Somali language, its rich culture, and traditions. Whether you're an absolute beginner or someone looking to enhance your Somali language skills, this podcast is for you. https://sites.google.com/view/learnsomalilanguage24/home - NEW WEBSITE!! Got Questions? You can reach me at khadarosman1441@gmail.com😊
…
continue reading
Short Somali Stories for children. In each episode there is something that children could learn. Sheekooyin Soomaaliyeed oo carruurta loo turjumay, sheeko kasta waxa jira wax ay carruurtu baran karaan. You can get activity sheets for each episode. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali Instagram https://www.instagram.com/sheekooyinafsomali/
…
continue reading
Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka. Waxaanan ku f ...
…
continue reading
None
…
continue reading
Hehehehehehe
…
continue reading
UMM AL-QURA CENTRE
…
continue reading
A description of Somali MIgrational flows Cover art photo provided by Jason Leem on Unsplash: https://unsplash.com/@jleeems
…
continue reading
Bringing you innovative discussions to change your mindset for the better.
…
continue reading
This is my podcast!
…
continue reading
Hosted by Yasmin & Hani, the Quintessentially Somali podcasts presents its audience with intellectual conversations from politics and social issues to exciting creative events, exhibitions and social life taking place in the heart of London. Come and join us!
…
continue reading
We're gonna talk about the immigrant experience from Somalia along with some other stuff.
…
continue reading
Podcast by All Things Somali
…
continue reading
By John, Xavier, Nathan, and Max
…
continue reading
The reality of a refugee living in the US
…
continue reading
We'll be talking about awesome stories which will inspire you.
…
continue reading
Daily Somali Radio programs by Adventist World Radio
…
continue reading
Somali Public Radio is news and public affairs discussion program produced in columbus Ohio for Somali Community in United States and around the world.
…
continue reading
Alternative view on Political, conflict, social situation analysis and to try and find a solution through my experience in Somalia. I'm not going to be kind to anyone and my views are Impartial. You have a right to not agree with me but that doesn't mean we can't get along does it? #SomaliLivesMatter
…
continue reading
Haircare Specialist of 27yrs Product developer Haircare expert!! Support this podcast: https://podcasters.spotify.com/pod/show/natasha-somalia/support
…
continue reading

1
===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya / "Good News", "Gospel Songs", "Words of Life" - Main Languages Used in Somalia ...
Tze-John Liu
===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya==== (Somali, Carabi Standard, Carabi, Ta'Izzi Yemeni, Yemeni Carabi, Carabi Ta'izzi-Adeni, Carabi Taa'izzi-Adeni Taa'izzi, Carabi Ta'izzi-Adeni Adeni, English, Af Maay, Afar(Afaraf) , Swahili, Talyaani, Baluchi Makrani, Baluchi(Bari), Baluchi(Galbeed):Pakistan,Turkiga, Aweer) ===== أخبار سارة" ، "ترانيم الإنجيل" ، "كلمات الحياة" - اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومال ===== ( ...
…
continue reading
…
continue reading
Nin dhallinyaro ah oo lagu xukumay 14 sannadood oo xabsi ah iyo masaafurin. Bandhig: Dadka khiyaanada ku qaata taageerada oo laga xii kari doono nidaamka. Carruurta iyo dhallinyarada yar oo helaya taageero ay uga baxaan dembiyada.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
In this special, we explore the meaning the wisdom of Ramadan - a month of fasting, prayer, Qur’an, charity, and reflection - we also learned some words related to Ramadan like Fasting suhur - pre- dawn meal and afur - iftar braking fast. Thank you for listening and til next time, take care! Ramadan Kareem!!!…
…
continue reading
…
continue reading
Cimilada Maarso oo aan si aan caadi ahayn u diiran. Khalad laga helay barnaamijka baarista naasaha. Hanjabaad keentay in arday guryaha loo diro.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Qof loo qabtay toogashooyin ka dhacay Stockholm. Warqadaha cashuur celinta dijitaalka oo la soo dirayo. Tirada kiisaska hargabka ayaa sii kordhaya.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Iswiidhen ayaa ka qayb galaysa kulan lagu qaban doono magaalada London. Waxaa caawa dhalatay bishii Ramadaan. 7.4 milyan ayaa dhagaystay baahinta Raadiya Iswiidhen iyo barnaamijyadaba inta lagu guda jiray sannadkii hore.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Shalay galab ayaa nin lagu toogtay xaafadda Andersberg ee ku taalla magalaada Gävle. Lamaane ku nool magaalada Skåne ayaa lagu xukumay toban bilood oo xarig ah. Xilliga guga ayaa maanta soo gaaray Stockholm.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Haweeney Iswiidhish oo 30-meeyo jir ah ayaa lagu xiray jasiiradda Lanzarote. Bukaanno tiro yar ayaa helay daryeelka khasabka ah ee dhimirka sannadkii 2023. Ugu yaraan 40 qof ayaa calool xanuun ku soo booday magaalada Mariestad.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
In this episode, we learn body parts in Somali. Timo - hair Madax - head Indho - eyes Dhago - ears Faro - fingers Wado or qalbi - heart Sanbab- lung Calool - stomach Xubinta Taranka - private part - literally the part that grows population And so on. Thank you for listening, till next time, take care!!…
…
continue reading
Nin 20 jir ah ayaa fiidnimadii Isniinta toogashu lagu dilay xaafadda Alby. Salwan Najem ayaa racfaan ka qaadanaya xukunkii lagu riday. Emil Källström ayaa shegay in uusan doonaynin in uu qabto xilka hogaanka xisbiga Centerpartiet.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Nin tababare u ahaa koox ka dhisan Lund oo la xukumay. Waxaa soo badanaya darawaliinta baabuurta xamuulka qaada ee khamriga ama maandooriyaha isticmaala. Rabshadaha iyo hanjabaadaha u dhaxeeya maxaabiista xabsiyada ayaa sii kordhaaye sannadkii hore.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Hanti gaar loo leeyahay oo taalla Risbergska. Eeyo weerare shaqaale ka tirsan adeegga guriga. Hoggaamiye ka tirsan Foxtrot oo danbi daroogo lagu soo oogay.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Digniin oranji ah oo ku saabsan baraf lama filaan ah. Kristersson: Zelenskyj si dimuqraadiyad ah ayaa lagu doortay. Nin ka tirsan shabakadda Foxtrot oo ay Masar soo celisay.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Khidmad ay bixinayaan carruurta iyo dhallinyarada balamaha ka baaqda. 18 qof oo dacwad lagu soo oogay. Baare soo jeediyey nidaam cusub oo shahaadooyinka.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Qiimaha maciishada qaar oo sare u kacay sida bunka, shaaha iyo qajaarka. Sicir bararka oo kordhay sida uu tilmaamayo cabirka sicirbararka ee KPIF. Maxkamadda ayaa hadda dacwad kusoo oogtay saddex nin oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dil.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Shaqo laaanta dalkani Iswiidhen oo kor u kacday. Racfaan laga qaatay xukun la xidhiidha xasuuq loo haysto haweenay. Xilliga xasaasiyada pollenka oo hore u bilowday laguna arkay magaalooyinka qaar.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Tiradii dhallinyrada ka baxsata guryaha Sis oo bar hoos u dhacay laba sannadood gudahood. Ciidanka Nabadsugidda oo nin lagu tuhunsan yahay argagixisno lagu qabtay nawaaxiga Malmö. Haweeney ey baadigoobeyeen boliiska oo lagu qabtay dalka Isbaaniya.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Nin 34 jir ah ayaa maxkamada degmada Linköping ku xukuntay xabsi daain ah. Shirkadda tareenada ee SJ ayaa dayactir ku samaynaysaa tareemadii hore. Stenergard oo sheegtay muhimadda in Yukreeyn qeeyb ka noqota wadaxaajoodka dagaalka lagu joojinayo.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Iskuulka Risbergska ayanan waxbarasho ka jiri doonin mustaqbalka dhow. Xaaladda dhaqaale ee daciifka ah ayaa ku sii socota inay saamayso suuqa shaqada. Booliska Uppsala ayaa lacag cadaan ah ka helay qof ma ay gaari joojiyeen.Autor: Sveriges Radio
…
continue reading